Manchester United oo wadahadal qandaraas kordhin ah kula jirta mid kamid ah daafacyadeeda muhiimka ah

0
Thursday November 15, 2018 - 09:45:04 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo wadahadal qandaraas kordhin ah kula jirta mid kamid ah daafacyadeeda muhiimka ah

    Khamiis- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Manchester





Man United ayaa la sheegayaa in ay wadahadal heshiis kordhinla bilowday Ashley Young oo kamid ah xiddigaha muhiim ah ee kooxda kuwaa oo qandaraaskoodu dhawaan dhacayo.


Young oo 33 jir ah horayna uga ciyaari jiray baalkaBidix ee qadka dhexe ayaa isu badal daafac buuxa ee kooxda waxuuna heshiiskiisu dhacayaa Xilli ciyaareedkan 2018-19, waxaana danaynayaa kooxoHoryaalka Ingiriiska ka baxsan.

Image result for Ashley Young


Sida ay warinayso Jariirada The Mirror, Young ayaa kooxda 20-ka jeer ku guulaysatay horyaalka u kordhin doona heshiis hal sano ah kaasoo uu todobaadki qaadan doono £130,000 oo Ginni.


Young oo United kusoo biiray 2011 aya u saftay 213 kulan waxuuna kooxda kula guulaystay koobab muhiim ah.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip