Bayern Munich oo kusoo biirtay tartanka loogu jiro tababare Zinedine Zidane

0
Saturday November 17, 2018 - 10:22:42 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayern Munich oo kusoo biirtay tartanka loogu jiro tababare Zinedine Zidane

    Sabti- Munich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Munich



Bayer Munich ayaa lagu soo wara,ayaa in Zidane ay ka dhigatay badalka Nico Kovac oo xaalka ku xun yahay.

 


Zidan ayaa shaqo la’aan ah tan iyo markii uu isaga tagay kooxda Real Madrid , basle macallinka Reer France waxaa lala xiriirinayaa dhowr koox.

 

.

 


Sida ay warinayso Jariirada the Sun, Bayer aya bilowdayqorshaha ay ku doonayso Zidane, kadib markii ay natiijooyin aan wanaagsan kala soo hoyatay horyaalka Jarmalka waxaana dhaliilaashi ay dusha uga dhacday tababare Nico Kovac.



Macallinka dalka Croatia u dashay ayaa guulaystay 12 kamid ah 18 kulan oo ay kooxdu ciyaartay, laakiinw axayna Bayer Fahdida kaalinta shannaad kala saraynta horyaalka, iyagoo 5 dhibcood ka hooseeyaa kooxda Borussia Dortimund.


Kovac ayaa heshiis 3 sano ah kula jira kooxda, basle kooxda Bayer ayaa katanasuli doonta heshiiskiisa, waxayna qaadan doontaa Zidane hadii uu xaalka sidan kasiidaro.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip