AC Milan oo bisha janaayo beegsanaysa saxiixa laacib Liverpool u ciyaara

0
Saturday November 17, 2018 - 10:46:24 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AC Milan oo bisha janaayo beegsanaysa saxiixa laacib Liverpool u ciyaara

    Sabti- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Milano



Kooxda Acmilan ayaa aad loola xiriirinayaa in ay bisha Janaayo lasoo wareegto laacibka qadka dhexe ee kooxda Liverpool Fabinho.

 

 


Fabinho ayaa Liverpool Xilli ciyaareedkan uga soo biiray kooxda Monaco , waxuuna kasoo muuqday 5 kulan uu kusoo bilowdau iyo 3 kulan oo badal uu kusoo galay. Dhammaan tartamada


Sikastaba, sida warinayso jariirada Corriero dello Sports waxaamugdi wayn soo galay mustaqbalka25 jirkan, waxayna Milan doonaysaa in ay ka faa’iidaysato isla markaana gacanta ay kusoo dhigto bisha Janaayo ee sanadka 2019.



Milan ayaa dooneysa in ayxoojiso qadkeeda dhexe si ay kaalmaha hore ee horyaalka ugu tartanto, waxayna Fabinho u aragtaa beec wanaagsan.


Fabinho oo ah laacib boosas badan loo adeegsan karo ayaa heshiis afar sanoiyo bar ah waxayna kali awoodi artaa in ay heshiis aan joogta ahayn kula saxiixato.

 

Sikastaba , macallinka Liverpool Jurgen Klopp ayaanan u ogalaan doonin Fabinho inuu fasaxo maadaama uu tiigsanayo koobabka tartanno kale duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip