Falcoa oo doonaya inuu ka tago Monaco kana soo muuqdo Kulanka El Clasico , ma Barcelona mise Real?

0
Saturday November 17, 2018 - 13:48:47 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falcoa oo doonaya inuu ka tago Monaco kana soo muuqdo Kulanka El Clasico , ma Barcelona mise Real?

    Sabti- Monaco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Monaco




Inkasta oo aysan Real Madrid natiijo wanaagsan ka keenin suuqa kala iibsiga xilli jiilaalka, waxayna haysataa xiddigo ay ku xoojin karto kooxdeedea aan xaalka u samayn waxayna xalka u aragtaa helista laacibka kooxda Monaco Rodemil Falcoa.


Laba sano ka hor ayaysemi finaalka Champions Leagu gaartay kooxdiisa Monaco, waxayse hadda Qatar ugu jirtaa heerka labaad, waxuuna Falcoa raadinayaa wadadii uu uga tagii lahaa kooxdiisa si uu ugu biro kooxda Real Madrid.



 

33 jirkan ayaa ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxda Atletico Madrid waxuuna ku biirayaa xiddigaha Madrid derby Atletico u ciyaaray markan Real matalaya waxaana kaga sii horeeyay goolhaye Courtois oo horay Atletico ugu soo dheelay basle Real ay sanadkan ka qadatay kooxda Cheslea.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip