Arsen Wenger oo weerar ku bilaabay kooxdiisi Hore Arsenal

0
Saturday November 17, 2018 - 20:25:18 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsen Wenger oo weerar ku bilaabay kooxdiisi Hore Arsenal

    Sabti- France

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- France





Tababare Arsen Wenger oo 22 sano kusoo qaatay shaqada Macallinnimo ee kooxda Arsenal ayaa bilaabay qorshe uu ku wiiqayo hanaanka wanaagsan ee ay ku tallaabsatay xilli ciyaareedkan oo uusan saiga majaraha u hayan.


Sida ay tibaaxayaan wararka laga helayo dalka Faransa, Wenger ayaa kooxda dalkiisa a dhisan ee Paris Saint Germain kula tallinaya in ay lasoo wareegto laacibka qadka dhexe ee Arsenal Aaron Rasmey.



Wenger ayaa xiriir la sameeyay tababaraha kooxda PSG Thomas Tuchel si uu ugatalasiiyo suurtogalnimada inuu lasoo wareego Rasmey, taasoo xoojin u noqon karta xidigaha qadka dhexe ee kooxda sida Thiango Motta iyo Giovani Le celso.


Wenger ayaa dhawaanahan la xiriirinayay inuu qaban doono shaqada Agaasimaha ciyaaraha kooxda PSG , xilli uu ka dhawaajiyay inuu shaqada Ciyaaraha kusoo laaban doono horaanta janaayo 2019.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip