Paris Saint-Germain oo shaacisay xiisaha ay u qabto mid kamid ah daafacayada Man United

0
Saturday November 17, 2018 - 20:32:47 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Paris Saint-Germain oo shaacisay xiisaha ay u qabto mid kamid ah daafacayada Man United

    Sabti- Paris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Paris


 


Kooxda Horyaalkafaransiiska daafacanaysa Paris Saint-Germain ayaa shaacisay in ay danaynayso saxiixa daafaca kooxda Manchester United defender Eric Bailly, sida ay warinayso jariiaraddathe Daily Mail.


Waxaa sii xoogaysanaya kooxa danaynaya daafacan kadib markii uu waayyay booskiisa joogtada ee kooxda, waxaana laga yabaa inuu bisha Janaayo raadsado dhabbo uu kaga baxo dhibkan haysta.


PSG ayaa la aamisan yahay in ay dusha kala socota xaalada 24 jirkan kaasoo sidoo kale lala xiriirinayo kooxaha magaalada London, Arsenal iyo Tottenham.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip