Horyaalki 34 ee ciyaaraha Fudud oo maanta ka furmaya Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho

0
Sunday November 25, 2018 - 09:21:34 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horyaalki 34 ee ciyaaraha Fudud oo maanta ka furmaya Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho

    Axad- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Muqdisho






 Waxaa  maanta  garoonka Banaadir ka furmi doona Horyaalka Ciyaaaraha Fudud 2018

 


Waxaa manta garoonka Banaadir si rasmi uga furmi doona horyaalka cayaarahaa Fudud 2018.


Horyaalka oo ay ku loolamayaan sagaalka naadi ee u diiwaan gashay xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud waxay naadiyada ku tartami doonaan dhacdooyinka kale duwan ee ciyaaraha Fudud gaar ahaan Orodka iyo Boodada Hoose.



Maanta waxaa si gaar ah dhici doona dhacdooyinka 100mitir oo isreebreeb ah iyo 5000 mitir oo fiinaal ah, basle waxaa ka horrayn doona xafladda furitaanka oo ay kasoo qayb geli doonaan masuuliyiin Xiriirkamasuuliyiin ka socota wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip