Isco oo isaga tagaya Real Madrid

0
Monday November 26, 2018 - 13:29:13 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isco oo isaga tagaya Real Madrid

    Isniin- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Madrid

 



kooxda Real Madridayaa natijooyinka aan wanaagsanayan ee horyalka dhibka kuhaya waxaa uga sii daraya xiddigaha muhiim u ah kooxda ee heer quus maraya kadib markii uu Isco xiddigaha laf-dhabarka u ah kooxda uu shaaciyay inuu isga tagayo.


Isco ayaa dhaliyay 9 gool 49 kulan uu kooxda u saftay xilli ciyaareedki 2017-18, isagoo laacibka heerka caalami ee dalka Spain uu safka hore kasoo muuqanayay intii uu kooxda hogaaminayay Zidane.



26 jirkan ayaa ku biiray xiddigaah usuan mudnaanta siin dababare Santiago Solari oo kooxda si ku meel gaar ah u hogaamianaya, waxuuuna 90 daqiiqo dheelay kaliya hal kulan xilli ciyaareedkan.


Isco ayaa dhaawac garoomada uga maqnaa bilowga xilli ciyaareedkan, baslesoo kabashadaiisa kama caawin inuu safka hore helo.


Sida uu tilmaamayo warsidaha Don Balon, Isco ayaa markale jahwareer kala kulmay Bernabeu, waxuunalaacibkab boosaska kale e dhanka weerarka ka ciyaara lagu wadaa inuu January kooxda isaga tago.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip