Laacibka Tottenham Son oo goolkii oo ka dhaliyay Cheslea todobaadkan dalab cusub ku helay

0
Monday November 26, 2018 - 14:30:26 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laacibka Tottenham Son oo goolkii oo ka dhaliyay Cheslea todobaadkan dalab cusub ku helay

    Insiin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Insiin- London



Kooxda Bayer Munich oo dhibaatooyin natiijo xumo aan looga baran kala kulantay horyaalkeedadalkeena Germany ayaa suuqa kala iibsiga ka doonaysa xiddigoay u aragto in ay kooxda xaaladda adag ka samato bixin karaan, waxaana kamid ah laacibka koofurta Kuuriya Son Heung-min.


Son Heung-min oo gool cajiib ah todobaadkan kadhaliyay Cheslea ayaaindhaha kooxa waawayn usoo jediyay iyadoo horay loola xiriirinayay kooxaha Real iyo Barca, waxaa iminka kusoo biirtay kooxda Bayer Munich.



Bayer ayaa horraanti sanadkan laacibkan doonaysay laacibkan , waxayna Calcio Mercatosheegaysaa in ay kooxda reer Germany xiisaynayso saxiixiisa.


Laacibkan garabka weerarka ka dheela ayaa kooxdiisa Tottenham kula jira heshiis 2023 dhacaya , taasoo caqabad ku noqonaysa koox kasta oo qorshaynaysasaxiixiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip