Palmeiras oo noqotay kooxdi u horaysay oo 10 horyaal ku guulaysata dalka Brazil

0
Monday November 26, 2018 - 14:56:11 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Palmeiras oo noqotay kooxdi u horaysay oo 10 horyaal ku guulaysata dalka Brazil

    isniin- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isniin- Brazil

Kooxda Palmeiras oo kamid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Brazil ayaa xaqiijisay hanashada horyaalkeeda 10-aadkadib markii ay 1-0 kaga adkaatay kooxda Vasco Da Gama.


Palmieras ayaa sidaas ku noqotay kooxdii ugu horraysay taariikhda horyaalka dalka Brazil ku guulaysatay.


Palmeiras oo la aas-aasay 1914 ayaa xilli ciyaareedkan lasoo shartagtay koox u badan ciyaartoydareer Brazil waxaana kaliya u diiwaangashay 4 ciyaaryahan oo ajaanib ah, waxayna horyaalka ku guulaysatay sanadihi 1960, 1967, 1967, 1969, 1972, 1973, 1993, 1994, 2016 iyo 2018



Halkan ka aqriso kooxha ugu koobabka badan dalkaasi.

1-Palmeiras 10 koob

2-Santon 8 koob

3-Corinthians 7 koob

4-São Paulo 6 koob

5- Flamengo 5 koob




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip