Ogoow xogta kulamada Champions League ee caawa dhacaya

0
Tuesday November 27, 2018 - 11:13:53 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogoow xogta kulamada Champions League ee caawa dhacaya

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub


 


Caawa waxaa qaaradda Yurub ka dhacaya kulamada Lugta shannaad wareegga Group-yada koobka kooxaha Horyaalada Yurub 2018-19.


Kulamada dhacaya caawa waxaa ku hardami doona kooxaha kujira Group-yadada E, F, G iyo H.


 

Halkan ka dheeho xogaha kulamadaas:


 

 

Guruub E: AEK Athens v Ajax, Bayern München v Benfica caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan:

 

AEK Athens v Ajax (8:55 fiidnimo xiliga geeska Afrika):

 

AEK Shaxda macquulka ah: Barkas; Bakakis, Chygrynskiy, Lampropoulos, Hult; Simões, Galanopoulos, Galo; Mantalos, Boye; Livaja

Maqan: Lopes (knee)

Shaki ku jiro inay cayaari karaan: Klonaridis (jilibka), Oikonomou (jilibka)

 

Ajax Shaxda macquulka ah: Onana; Mazraoui, De Ligt, Wöber, Blind; De Jong, Van de Beek, Schöne; Neres, Dolberg, Tadić

Maqan: Bandé (qoobka), Tagliafico (ganaax), Veltman (jilibka), Ziyech (jilibka)

 

Bayern München v Benfica (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika)

 

Bayern shaxda maqcuulka ah: Neuer; Rafinha, Süle, Boateng, Alaba; Kimmich, Müller, Sanches, Robben, Ribéry; Lewandowski

Maqan: James (jilib), Thiago (qoobka), Tolisso (jilib), Coman (jilib)

Shaki ku jiro: Gnabry (cajarka)

 

Benfica shaxda macquulka ah: Vlachodimos; André Almeida, Rúben Dias, Conti, Grimaldo; Fejsa, Pizzi, Gabriel; Rafa, Cervi, Jonas

Maqan: Jardel (ganaax), Sálvio (qabsin).

 



Guruub F: Hoffenheim v Shakhtar Donetsk, Lyon v Manchester City caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan:

 

Hoffenheim v Shakhtar Donetsk (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

 

Hoffenheim shaxda macquulka ah: Baumann; Akpoguma, Vogt, Bičakčić; Kadeřábek, Nordtveit, Schulz, Demirbay, Kramarić; Joelinton, Belfodil.

 

Maqan: Adams Nuhu (ganaax), Amiri (cagta), Geiger (jir ahaan ma diyaarsano), Grillitsch (suulka), Hübner (jir ahaan ma diyaarsano), Rupp (cagta)

 

Shaki: Nelson (cajar)

 

Shakhtar shaxda macquulka ah: Pyatov; Danchenko, Khocholava, Matviyenko, Ismaily; Maycon, Stepanenko; Wellington Nem, Alan Patrick, Taison; Júnior Moraes.

 

Maqan: Fernando (qoobka), Marlos (sababta lama ogo), Ordets (cajarka), Rakitskiy (sababta lama ogo)

 

Shaki: Butko (qoobka), Kryvtsov (cajarka), Stepanenko (xanuun)

 

Lyon v Manchester City (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

 

Lyon shaxda macquulka ah: Lopes; Rafael, Marcelo, Denayer, Mendy; Tousart, Ndombele, Fekir, Traore; Dembélé, Depay.

 

Maqan: Dubois (cajarka), Gouiri (jilibka).

 

Shaki: Fekir (sinta)

 

Man. City shaxda macquulka ah: Ederson; Walker, Stones, Laporte, Zinchenko; Foden, Fernandinho, Delph; Mahrez, Agüero, Sané.

 

Maqan: Bravo (cagta), De Bruyne (jilibka), Mendy (jilibka), Jesus (cajarka), Bernardo Silva (muruqa), Gündoğan (muruqa).


Guruub G: CSKA Moskva v Viktoria Plzeň, Roma v Real Madrid caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan:

 

CSKA Moskva v Viktoria Plzeň (8:55 fiidnimo xiliga geeska Afrika):

 

CSKA shaxda macquulka ah: Akinfeev; Fernandes, Nababkin, Becão, Chernov, Schennikov; Vlašić, Bijol, Bistrovic; Sigurdsson, Chalov.

 

Maqan: Dzagoev (cajarka), Hernández (cajarka), Magnússon (ganaax), Vasin (jilibka), Akhmetov (gacan), Makarov (jilibka)

 

Plzeň shaxda macquulka ah: Hruška; Řezník, Hejda, Hubník, Limberský, Hořava; Hrošovský, Petržela, Čermák, Kovařík; Chorý.

 

Maqan: Kolář (cagta), Krmenčík (jilibka)

 

Shaki: Kopic (muruqa)

 

Roma v Real Madrid (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

 

Roma shaxda macquulka ah: Olsen; Santon, Fazio, Manolas, Kolarov; Florenzi, Nzonzi, Cristante; Ünder, Džeko, El Shaarawy

 

Maqan: De Rossi (jilibka), Karsdorp (cajarka), Pastore (seedja), Pellegrini (cajarka)

 

Shaki: Olsen (cajarka), Perotti (seedka)

 

Real Madrid shaxda macquulka ah: Courtois; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo, Ceballos, Kroos, Modrić; Isco, Bale, Benzema.

 

Maqan: Casemiro (qoobka), Nacho (jilibka), Navas (sababta lama ogo), Odriozola (sinta), Reguilón (muruqa hoose).


Guruub H: Manchester United v Young Boys, Juventus v Valencia caawo xidigaha ka maqan iyo shaxda ay kusoo gali karaan:

Manchester United v Young Boys (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Man. United shaxda macquulka ah: De Gea; Young, Bailly, Smalling, Shaw; Herrera, Matić, Pogba; Lingard, Lukaku, Martial.

Maqan: Dalot (sababta lama ogo)

Shaki: Lindelöf (gumaarka)

Young Boys shaxda macquulka ah: Von Ballmoos; Mbabu, Lauper, Von Bergen, Benito; Fassnacht, Sow, Aebischer, Sulejmani; Nsamé, Assalé.

Maqan: Hoarau (qoobka), Lotomba (sababta lama ogo), Sanogo (sababta lama ogo), Wüthrich (sababta lama ogo).

Juventus v Valencia (11:00 habeenimo xiliga geeska Afrika):

Juventus shaxda macquulka ah: Szczesny; Cancelo, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro; Bentancur, Pjanić, Matuidi; Dybala, Mandžukić, Ronaldo.

Maqan: Emre Can (Cunaha), Khedira (cajarka), Spinazzola (jilibka).

Shaki: Bernardeschi (cajarka).

Valencia shaxda macquulka ah: Neto; Wass, Garay, Paulista, Gayà; Soler, Parejo, Kondogbia, Guedes; Mina, Rodrigo.

Maqan: qofna kama maqno.

Shaki: Cheryshev (muruqa hoose)

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip