Gobolka Banaadir Vs kooxda Jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Australia galabta iyo garoonka Banaadir

0
Thursday December 06, 2018 - 11:53:21 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobolka Banaadir Vs kooxda Jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Australia galabta iyo garoonka Banaadir

    Khamiis-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis-

Kooxda kubadda cagta Gobolka Banaadir ayaa galabta garoonkaBanaadir kusoo dhaweynaysa kooxda kubadda cagta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaAustralia oo shalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.


Kooxda jaaliyadda Soomaaliyeed oo marti qaad rasmi ah kaheshay maamul Gobolka Banaadir ayaa saddax kulan oo saaxiibtinimo, isbarasho iyo Isdhexgal la qaadan doontakooxda kubada cagta Gobolka Banaadir, Degmada Kaaraan iyo kooxda kubadda cagta Midnimo.



Kulanka koowaad oo galabta dhici doona waxay kooxda Jaaliyadda la qaadan la qaadan doontaa kooxda kubadda cagta Gobolka Banaadir, waxaana u xigi doona degmada Kaaraan oo ay sabtida habeenka ay axada soo galaysokula ciyaari doonto garoonka Banaadir, waxaana u dambayn doono kulana ay la qaadan doonto kooxda Midnino.


  halkan ka aqriso jadlak oo dhamaystiran.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip