Kaaraan vs Melburne galabta iyo garoonka Banaadir

0
Saturday December 08, 2018 - 09:59:48 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaaraan vs Melburne galabta iyo garoonka Banaadir

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho



Waxaa galabta garoonka Banaadir ka dhici doona ka dihici doona kulanki labaad ee ay kooxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaAustralia Melburne waxayna la qaadan doontaa kooxda kubadda cagta degmada Kaaraan.


Kulanka ayaa horay u qorsheysaa in la ciyaaro xilli habeen ah , basle waxuu maamulka Ibsoortiga Gobolka u badlaay in la ciyaaro 3:30 galabnimo ee maanta.


Kooxda Melburn ayaabarbaro 2-2 lasoo gashay kulanki koowaad oo ay khamiistii la qaadatay kooxda Kubadda cagta Gobolka Banaadir ee diyaargarowga ugu jirta ciyaaraha maamulka Gobolleedayda .

Kulanka ayaa galabta bilaaban doona 3:30 galabnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip