Man Utd iyo Arsenal oo u tartamaya saxiix laacib Bundesligaha ka ciyaara

0
Monday December 10, 2018 - 14:04:15 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man Utd iyo Arsenal oo u tartamaya saxiix laacib Bundesligaha ka ciyaara

    Isniin- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- England

 

Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa ku dalaalamaya saxiixa laacib kooxda Hertha Berlin qadka dhexe uga ciyaara Arne Maier , sida ay daabacday jariiaradaThe sun.


19 jirkan ayaa lala meeldhigay Tony Kroos oo u ciyaara kooxda Real Madrid iyo Xulka Jarmalka waxaana la filayaa inuu dhawaan looga xulka Germany.


Kooxda u ciyaaro Maier ee Hertha Berlin ayaa laacibka ku qadartay qiimo dhan £15 milyan oo Ginni oo u dhiganta ($19milyan oo doolar) laakiin waxaa suurtogal ah in qiimahaasi uu laba jibbar noqdo maadaama ay da’diisu yar tahay.



Doonistanlaacibkan waxaa door muhiim ah ka qaadan kara labada macallin ee Unai Mere iyo Jose Mourinho waloow uu faraq u dhaxeeyo mustaqbalka hogaamineed ee labadooda koox.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip