Natiijooyinki kulamadii xalay ee champions League kooxaha soo gudbay kiyo kuwa haray

0
Wednesday December 12, 2018 - 10:58:18 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinki kulamadii xalay ee champions League kooxaha soo gudbay kiyo kuwa haray

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub



Group A: Atletico Madird ayaa barbaro 0-0 la gashay kooxda Club Bridhe ee dalka Belgium-ka, halka kooxda Borussia dortimund ay ay 2-0 uga soo adkaatay kooxda Monaco oo ay marti u ahayd.


Group A waxaa kaalinta koowaad kusoo baxday Dortimundoo 13 dhibcood keensatay waxaana kaaliya labada soo tiigsatay Atletico Madrid oo iyana 13dhibcdoo keensatay basekulamada fool-kal foolka looga goolal badnaa, waxaana Uefa Europa League u dhacay kooxda Club Brudge , halka Monaco aytartanka isaga hartay.



Group B: Barcelona ayaa 1-1 la dhaafi waysay kooxda Tottenham oo ay barbarahaas ku xaqiijisay wareegga 16-ka, Inter ayaa dhankeeda 1-1 ay ku kala baxeen kooxda PSV , waxayna taasii keentay in ay Uefa Iska xaadiriso kadib markii ay Tottenham min 8 dhibcood keensadeen basle looga itaal roonaaday faraqa goolasha kulamadii ay kala badiyeen, waxana kaalinta koowaad 14 dhibcood ugu soo gudubtay wareegga 16-ka kooxda Barcelona.


Group C oo ahaa kan ugu adag ayaa xalay waxaa tartanka wareegiisa 16-ka u gudbay kooxaha PSG iyo Liverpool.


Liverpool ayaahal gool oo ay ka heshay Maxamed Saalaxuga adkaatay kooxda Napoli , halak kooxda PSG ay 4-1 ku xaaqday kooxda Red Star Belgrade, waxaanasidaasna booska labaad ee Group C ugu soo baxay Liverpool maadaama ay Napoli ka goolal dhalis badnad wadarta goolasha la dhaliyay sida sharcigu qabo,

Carlo Anceloti iyo kooxdiisa ayaa sidaasi tartanka uga haray waxayna fursad ka bheli doonaan koobka Uefa Europa League .


Group D porto ayaa3-2 uga adkaatay kooxda Galatasaray , halka kooxda Schalke ay 1-0uga libin heshay kooxda Locomotiv Moscow.

Porto ayaa 16 dhibcood kaalinta koowaad ugu baxday waxaanakaalinta labaad 11 dhibcoodugusoo gudubtay kooxda Schalke.

Galatasaray ayaa 4 dhibcood keensatay waxayna ka qayb gali doontaa wareegga 32 koobka Uefa Europa League, hlka kooxda Locomtiv Moscow ay tartanka isaga hartay.

 


Caawa waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo xiisokuwa oo lagu xaqiijin doona kooxaha tartanka usoo bixi doona waxaana ballansan.

Champions League - Group E December 12

23:00Ajax ? - ? FC Bayern M√ľnchen

23:00Benfica ? - ? AEK Athens

Champions League - Group F

11:00 Manchester City ? - ? Hoffenheim

1:00 Shakhtar Donetsk ? - ? Lyon

Champions League - Group G

8:55 Real Madrid ? - ? CSKA Moscow

8:55Viktoria Plzen ? - ? Roma

Champions League - Group H

11:00Valencia ? - ? Manchester United

11:00Young Boys ? - ? Juventus

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip