Barcelona oo inkirtay in ay iibinayso Rakitic

0
Wednesday December 12, 2018 - 12:10:20 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo inkirtay in ay iibinayso Rakitic

    Arbaco- Cataluna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Cataluna



Sida ay qortay jariiara Mundo Deportivo ee kasoo baxda gobolka Catlunya kooxda Barcelona ayaa inkirtay in ay iibinayso laacibkeeda qadkde iyo xulka Croatia Ivan Rakatic


Rakatic ayaa la hadalhayay inuu ku biirayo kooxda PSG oo si wayn u doonaysa laacibka ku wanaagsan kubad abuuritsa iyo burburota intaba, balse kooxdiisa ayaa gaashaanka u daruurtay inuu iib yahay.


Laacibka heerka caalami ee dalka Croatia ayaa beec geliyay guriga uu ku leeyahay magaalada Barcelona taasoo muujinaysa sida ay laacibkan uga go’an tahay inuu isaga tago kooxda Barcelona oo uu kusgnaa afarti sano ee lasoo dhaafay.



Rakat ic ayaa tan 2014 ku sugnaa kooxda barceloa oo uu kaga soo biiray kooxda Seville ee isla dalka Spain ,w axuuna mushaar ahaan sanadkii u qaataa 8 milyan oo Euro waxaana la tilmaamayaa in PSG ay diyaar ula tahay lacag ka badan tan uu hadda ka qaatoBarca.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip