Chelsea oo ku dhaw in ay hesho weeraryahan ay kaga maarmi karto Morata iyo Giroud

0
Sunday December 16, 2018 - 12:29:29 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea oo ku dhaw in ay hesho weeraryahan ay kaga maarmi karto Morata iyo Giroud

    Axad- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- London



Kooxda Cheslea ayaa kalsooni buuxda ka muujisay in ay bisha January heli karto laacibka ay uaragto badalka Morta oo ay kooxda quus ka joogo heerkiisa bandahigiisa oo oo hoos u dhac wayn sameeyay,.


Kooxda Blues-ka ayaa ku qarashgarayneysa £30 milyan ooginni si ay gacanta ugu soo dhigti weeraryahanka kooxdaBournemouth Wilson.

Image result for Callum Wilson


Sida ay warinayso jariirada The Express Cheslea ayaa klasooni ku qbata in ay bisha January heli doonto Callunm Wilson.


Macallinka kooxda ChesleaMourizio Sarri xiiso u qabo inuuxoojiyo weerarkiisa maadaama ay weeraryahanadiisa xillganGiroud iyo Morata kooxda Saamayn muuqato ku lahayn.

 


Wilson ayaa xilli ciyaareedd aad u qurux badan ku qaadanaya kooxda Bounemouth isagoo dhaliyay 8 gool 5 goolna caawiye ka noqday 16 kulan oo uu horyaalka ka ciyaaray. Sidoo kale waxuu gool u dhaliyay xulkiisa England kulankiisi kowaad ee uu safto kulan ay bishii hore la ciyaareen xulka USA.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip