Arsenal oo qiimo jaban ku helaysa Suarez

0
Sunday December 16, 2018 - 12:49:20 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo qiimo jaban ku helaysa Suarez

    Axad- Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Barcelona




Kooxda Barcelona ayaaqiimo jaban arsenal ugu bandhigtay laacibkeeda Denis Suarez si ay ula wareegto bisha January.


Sida ay babahinayso jariirada The Independent barca ayaakaliya 14 milyan oo gingi ku doonaysaDenis Suares oo ku dhibtoonaya inuu boos joogto ka helo waxuuna qudhiisa danaynayaa in la fasaxo.


 

Macallin ArsenalUnai Emre ayaa si wanaagsan u garanaya awoodda Suaresoo dhexe ka dheela maadaama uu lasoo shaqeeyay 2014 xilli uu si amah ah u joogay kooxda Seville.



Unai Emre jahwareer uu ugu bilowday horyaalka ayaa ayaa hadda u muuqda mid ay kooxdiisu isu raacday heerka natiijo iyo heerka bandhiga ciyaarta waxayna Imaashaha Suares ka caawin karta in ay sare u kacdo rajada ay kooxda ka leedahaya tartamada ay ka qayb galeyso iyo kaalmaha hore ee horyaalka oo ay hadda kaga jirto kaalinta shannaad waxy ay dhibco wadaag la tahay kooxda Cheslea oo ayin 34 dhibcood wada leeyihiin.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip