Muxuu Jose Mourinho ku macneeyay keydkii uu kulanki liverpool geliyay Paul Pogba ?

0
Monday December 17, 2018 - 11:02:05 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Jose Mourinho ku macneeyay keydkii uu kulanki liverpool geliyay Paul Pogba ?

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester



Laacibka koobka aduunka ku guulaystay ayaa isagoo keydka fahdiya dareemay guuldarro xanuun badan oo axadi soo gaartay kooxdiisa Man United kadib markii ay Liverpool kaga adkaatay 3-1.


Taasoo ka dhigan in ay hoos usii dhacday rajadii ay man United ka lahayd in ay afarta sare ku dhammaysato.

Jose Mourinho ayaa daha ka rogay in uusan qorshaha ku darsan in Pogba uu ciyaaro kulanki Liverpool kadib markii uu ku eedeeyay inuu wax ka sheegay bandhiga Lukaku ee kooxda.



Laacibka reer France ayaa kulanki labaad oo xiriir ah kedyka ka daawaday iyadoo kooxdiisa guuldarroay kasoo gaartay kooxda Liverpool waxayna kooxda Hogaanka horyaalka ka hooseysaa 19 dhibcood, sidoo kale waxay 11 dhibcood ka hooseysaa kooxda Chelsea oo kaalinta afaraad fadhida.

 


Mar wxa laga weydiiyayhadiiuu ciyaarayo laacibka 89 milyan oo ginni ku fadhida, waxuu ku jawabay "maya”.


Waxuu sii raaciyay aad baan waliga ugu qanacsanahay , maxaa yeelay waxaan ku faraxsanahay in ay ii ciyaarayaan Nemanj]aMatic, Lingard iyo Ander Herrera."


Arrinta kale ee ccajiibkaisla markaana aadka loola yaabay waxay ahayd in Jose uu daafacay Lukaku oo aan xitaa hal darbo ku tuurin goolhaye Liverpool

"Waxaan u malaynayaa inuusan kulan xun u ahayn kulankan marka loo fiiriyo bandhigiisa, waxaana u malaynayaa inuu si wanaagsan u dagaalamay, waxuu gacan ku lahaa goolka Lingaard.

Xaalada sii xumaanaysa ee kooxda Man United ayaaxalkeedu laga sugayaa maamulkakooxda iyadoo ay sii kordhayso kuqanacsanaan la’aanta Jose Mourinho iyo taageeerayaasha kooxda oo quus jooga.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip