De Gea oo si dadban u taaageeraya kooxdiisa si ay dhibta uga baxdo

0
Thursday December 20, 2018 - 21:30:11 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    De Gea oo si dadban u taaageeraya kooxdiisa si ay dhibta uga baxdo

    Khamiis- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Manchester


David De gea ayaa doorbiadya inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa Manchester United halkii uu koox kale ka aadi lahaa sida ay uu baahinayo ESPN.


Kooxda Man United ayaaruqsad u haysata in ay heshiiskorhin halsano ah u samayo De Gea, basle waxay dooneysaa in ay gaarsiiso 2020.

 


Laacibka reer Spain ayaa rajeynayaa inuu sii joogo kumana qanacsana inuu u dhaqaaqo kooxaha Paris SaintGermain iyo Juventus oosaxiixiisa danaynaya.

 



Fariinta De Gea ayaa taageero iyo niyad dhis u ah kooxda Man united oo xaalad adag kujirto xilli ciyaareedkan, waxaana todobadkankooxda ka eriday Jose Mourinho oo laba sano iyo Bar maamulayay, waxaana badalay ole gunnar solskjær.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip