Ole Gunnar Solskjaer guul cajiib ah ku hogaamiyay kooxdiisa Man United

0
Saturday December 22, 2018 - 22:22:44 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ole Gunnar Solskjaer guul cajiib ah ku hogaamiyay kooxdiisa Man United

    Sabti- Cardif.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Cardif.



Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo kamid ah halyeeyada kooxda ManUnited ayaa guul ku bilaabay kulankiisi koowaad ee uu hogaamiyo kooxa United oo uu si ku meel gaar ah u hogaamin doono inta ka dhimman xilli ciyaareedkan kadib markii ay 1-5 kaga libin helay kooxda Cardif.

 


Marcos Rshoford ayaa daqiiqadi 3 ee ciyaarta waxaana goolka labaad ugu shubay Ander Herrera.


Ciyaaryahan Victor Camarasa ayaa Cardid gool rigoore ah u dhaliyay daqiiqadi 38 ee ciyaarta waxaasedaqiiqadi 41 gool saddaxad kaga naxsaday Anthony martial, waxaana qaybta hroe lagu kala nastay 1-3 oo hogaanka ku hayaan Wiilasha tababare Ole Gunnar Solskjaer.



Marki laysku soo laabtay Jesse Lingard ayaa daqiiqadi 57 ciyaarta ka dhigay 1-4 isagoo dhaliyay rigoore, isla Isaga ayaa goolka shannaad ugu shubay kooxda Cardif.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip