Cheslea oo ugu gudubtay wareegga 5-aad ee koobka FA

0
Sunday January 27, 2019 - 22:54:54 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cheslea oo ugu gudubtay wareegga 5-aad ee koobka FA

    Axad- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- London

 



Kooxda Cheslea ayaau gudubtay wareegga shannaad ee kooba FA kadib markii ay kuul ka gaartay naadiga Sheffield Wednesday oo ay kusoo dhaweysay garoonka Stamford Bridge.


 

Callum Hudson-Odoi I yo laba gool oo uu dhaliyay Willian ayay Cheslea kaga adkaatay kooxda Sheffield Wednesday .


Saxiixooda cusub Gonzalo Higuain ayaagaroonka lagu soo bilaabay kulankiisi u horeeyay ee uu Chelsea matalo, waxaana la abdalay daqiiqadi 82 ee ciyaarta isaoo shaqaba gool taabsiin.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip