Maxaa laga bartay guushii ay Man City ka gaartay Arsenal?

0
Sunday February 03, 2019 - 22:29:12 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa laga bartay guushii ay Man City ka gaartay Arsenal?

    Axad- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Manchester

 

 



Manchester City ayaa kaalinta labaad ee horyaalka kusoo laabtay kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay Arsenal oo ay garoonkeeda kusoo dhaweysay, waxaana goolasha u dhaliyay Sergieo Aguero, halka goolka qura ee Arsenal uu saxiixay Laurent Koscielny


Manchester City ayaaafar kulan oo xiriir ah kulamada horyaalka ka adkaatay marki u horaysay tan April 1937.

Tan bilowgi 2018 kaliya laba koox ayaa kulamada banaanka ka guuldarro badan Arsenal, oo 12 jeer laga soo adkaaday waxaana ka badan Brighton (14) iyo Huddersfield (13).



City ayaa adkaatay sideed kamid ah 90ki kulan ay dhamaan tartamada ka ciyaartay 2019waxayna dhalisay 34 gool waxaana laga dhaliyay kaliya 4 gool.


Sergio Aguero ayaa ku lug yeeshay 27 gool 15 kulan ee u dambeeyay ee ay kooxdiisa ku ciyaarto garoonkeeda 22 ayu dhaliyay halka5 g klae caawiyay.


Sergio Aguero ayaa xilli ciyaareedkan laba jeer dhaliyay goolashi ugu dhaqsiyaha badnaa, kulanki Newcastle ayuu 24 ilbiriqsiku dhaliyay halka Arsenal uu kaga dhaliyay 46 ilbiriqsi.

Sidoo kale waxuu goolka Aguero ee kowaad ahaa goolki ugu dhaqsiyaha badnaa ee Arsenal laga dhaliyo tan iyo December 2014.


. Aguero kaliya waxaa ka Hat Trick badan EPL Alan Shearer oo isagana 11-Hat Trick dhaliyay.


Aguero wuxuu noqday cayaaryahanka ugu horeeyay Man City ah ee Arsenal Hat Trick ka dhaliyo 99-sano kadib waxaana ugu dambeeyay Tommy Browell oo 1920 Arsenal sedexleey ka dhaliyay!

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip