Mehdi Benatia Geesi Qaatay Go'aan Adag !

0
Thursday February 07, 2019 - 11:52:29 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mehdi Benatia Geesi Qaatay Go'aan Adag !

    Khamiis- Doha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Doha



"Waxaan la kulmay dhaleeceyn badan oo ka timid bahda ciyaaraha ee Dalkeyga Morocco ka dib markii aan usoo guuray Magaaladda Doha isla markaana aan iska diiday dalabyo waaweyn oo aan ka helay kooxaha Qaarada Yurub, laakiin waxaan doonayaa inuu qof walbo ixtiraamo go'aankeyga sababtoo ah waa arrin u wanaagsan aniga iyo qoyskeyga," ayuu yiri ciyaaryahan Mehdi Benatia oo la hadlay website-ka kooxdiisa cusub Al Duhail.



"Waxaan rabaa incarruurteydu ay ku koraan jawi Islaami ah, waxaan aadi karay kooxo ka dhisan UAE ama Saudi Arabia laakiin waxaan ka doorbiday inaan ku biro kooxdan reer Qatar ee Al Duhail, maxaayeelay waxaa u ciyaara xiddigo badan oo aan isku dalnahay islamarkaana aan ka wada ciyaarno xulka qaranka," ayuu yiri daafacii hore ee Juventus Mehdi Benatia oo difaacay go’aanka uu ugu biiray kooxda dalka Qatar ka dhisan ee Al Duhail arintaas oo dad badan ka yaabisay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip