Milan oo guul kale oo muhiim ah gaartay xalay

0
Saturday February 23, 2019 - 07:29:05 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan oo guul kale oo muhiim ah gaartay xalay

    Sabti- Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Italy



Kooxda Acmilan ayaa guul kale oo muhiim ah gaartay iyadoo wali ceersi ugu jirta sidii ay ku xaqiijin lahayd booskeedakoobka horyaalada Yurub ee afarta koox ugu saraysa horyaalka talyaniga waxayna xalay 3-0 kaga libin heshay kooxda Empoli oo garoonka san siro kusoo booqatay.


Laacibka reer Poland Krzysztof Piatek oo shabaqa laga celin la’ahay ayaa markale gool u dhaliyay Milan waxaana labad agool ee kale raacsaday Franck Kessie iyo Samu Castillejo oo xalay ahaa laacibka garoonka ugu saamaynta badnaa xiddigaha Milan.



Milan ayaa hada leh 45 dhibcood waxayna haldhibic ka hooseysaa Inter oo uu kulan baaqi u yahay halka at 4 dhibcood ka sarayso Romaoo iyana kulan u harsan yahay.


Milan ayaa todobaadka soo socda la ciyaari doonta kooxda Sassuolo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip