Messi oo Barcelona guul cajiib ah u horseeday

0
Saturday February 23, 2019 - 20:17:07 in Wararka by kubadbile news
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi oo Barcelona guul cajiib ah u horseeday

    Sabti- Seville

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Seville

Kooxda b Barcelona ayaa guul ay ku rafaaday ka gaartay kadib marrkii laba jeer hogaanka loo qabtay ciyaar 2-4 ku dhamaatay oo ay Seville garoonkooda kaga soo adkaadeen.


Seville ayaa goolka ku homartay waxaana daqiiqadi 22 u dhaliyay Jesus Navas, waxaase daqiiqadi 26 barca uso barbareeyay Leonel Messi.


Seville ayaa markale hogaanka cayaarta la wareegtay daqiiqadi 42 waxaana goolka u saxiixay Gabriel Mercado iyadoo qaybta hore lagu kala nastay 2-1 oo ay Seville hogaanka ku hayso.



Marki laysku soo laabtay Messi ayaa qaybta labaad laba gool kaga jawaabay hogaankana udhiibay kooxdiisa Barca, waxuuna kala saxiixaydaqiiqadi 67 iyo 85.


Luis Suares oo baryahan goolashaka soomanaa ayaa goolka afaraad u saxiixay waxaana ku caawiyay Messi oo saddex gool iyo caawin isku darsaday caawa.

Barca ayaa iminka horyaalkaku hogaaminaysa 57 dhibcood waxyana 10 dhibcood ka saraysaa kooxda Atheltico Madrid halkaay Real Madrid ka sarayso 12 dhibcoood waloow uu kulan baaqi u yahay labada koox.

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip