Garsoorka Kubadda Cagta oo tababar muqdisho loogu soo xeray+Sawirro

0
Sunday April 21, 2019 - 10:20:17 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garsoorka Kubadda Cagta oo tababar muqdisho loogu soo xeray+Sawirro

    Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo gebogabeeyay garsoorayaasha kubadda cagta oo muddo todobaad ah tababar qaadanayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo gebogabeeyay garsoorayaasha kubadda cagta oo muddo todobaad ah tababar qaadanayay.

 

Tababarka ayay mudadatodobaadka ku barteen isticmaalka aalada lagu ogaado awood iyo waxqabadkagarsoorka (GPS) , hananka caafimaadka iyo doorka uu garsoorka ka qaadan karo marka uu dhib soo gaaro cayaartoyda , ka wararqab iyo baraarujin loogu sameeyay samaynayay shuruucda garsoorka iyoheerka waxqabadkooda wareeggahore ee horyaalka iyo sare u qaadida waxqabadkooda ku aadan wareegga labaad ee horyaalka.


Xafladda xeritaanka waxaa kasoo qayb galay guddoomiyaha , guddoomiye ku xigeenkaxiriirka iyo xoghayaha guud, waxayna warbxinta qaabka uu u dhacay seminaarka iyo waxyaabihii guddoonka cusub u qabsoomay labadii bil ee lasoo dhaafay uga warbixiyay Guddoomiyaha Guddga Garsoorka Xasan Wiish.



waxaa tababarka soo xeray guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdiqani Saciid Carabkasoo tilmaamay in garsoorka yahaykan ugu muhiimsan ee uu xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta ku tashanayo, bsale koorsadan aan kaliya loo qaban in shuruucda garsoorka la baro garsoorka ama loo bidhaamiyo , basle muhiimada ugu wayn ay tahay sidii loo sixi lahaa qaladaadyada ka dhaca tartamada muhiimna kuwaas oo aanSoomaaliya tartamadeeda ku koobnaydlaakin ka jira kuwa caalamka oo koobka adduunka ugu wayn yahay.


" Guddoonkagarsoorka howlo mudan in lagu amaano ayuu qabtay , waxaana ka rajaynaynaa in ay dadaalkooda labo-laabaan , xiriirkana uu diyaar u yahay inuu sare u qaado aqoontooda kana baahi tiro agabyada garsoorka caalamka ay haystaan kan xilligan ugu muhiimsan e euu xiriirka xoogga saari doonana uu yahay aaladaisgaarsiinta.

 

 Tababarka waxuu tababaradii ka horeeyay dhanka garsoorka  kaga duwanaa, waxaa lagu bixiyay casharo la xiriira  maamul wanaagga, kaasoo ay si wayn uga faa'iidaysteen, waxaan bixinayay Ustaad Jamaal Xaashi Tuure oo ka   Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip