General Daud GYM oo guul ka gaartay Apoole11 tartanka Xiddigaha kubadda Gacanta +Sawirro

0
Tuesday April 30, 2019 - 22:32:35 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    General Daud GYM oo guul ka gaartay Apoole11 tartanka Xiddigaha kubadda Gacanta +Sawirro

    Xiddigaha General Daud Gym ayaa guul ku bilaabay kulankoodi ugu horeeyay tartanka Xiddigaha kubada Gacanta 2019 kadib markii ay ka adkaadeen dhigooda Apoole11.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddigaha General Daud Gym ayaa guul ku bilaabay kulankoodi ugu horeeyay tartanka Xiddigaha kubada Gacanta 2019 kadib markii ay ka adkaadeen dhigooda Apoole11.



Labada koox oo garoonka Xarunta degmada Cabdicasiis ku qaataykulanki saddexaad ee tartanka ayaasoo bandhigay ciyaar aad loogu bogay waxaana qaybta hore ee ciyaarta lagu kala nastay 10- 8 oo ay hogaanka ku hayaan Xiddigaha Generaal Daud GYM.


Marki laysku laabtay qaybta labaad ee cayaarta kooxda Xiddigaha General Daud ayaa halkeeda kasii waday halganka ay ugu jirtay in hogaankeeda sii ceshato, waxayna ugu damabyn ay guusha 21-15 ku raaccday Xiddigaha General Daud GYM.



Xiddigaha general Daud GYM ayaa noqday kooxda goolasha ugu badan xagga farqiga ku bdaisay iyadoo lxi gool kaga adkaatay Xiddigaha Apoole11, halka labadii kulan ee ka horaysay kaliya farqi hal gool ah lagu kala badinayay.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip