Banadir Zone oo ka adkaatay Astaan Sports Tartanka xiddigaha kubadda Gacanta+Sawirro

0
Wednesday May 01, 2019 - 12:02:40 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banadir Zone oo ka adkaatay Astaan Sports Tartanka xiddigaha kubadda Gacanta+Sawirro

    Waxaa shalay galab garoonka Xarunta degmada Cabdicasiis kuwada kulmay xiddigaha Banadir Zone iyo Astaan Sports iyadoo ay guusha raacday Xiddigaha Banadir Zone.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa shalay galab garoonka Xarunta degmada Cabdicasiis kuwada kulmay xiddigaha Banadir Zone iyo Astaan Sports iyadoo ay guusha raacday Xiddigaha Banadir Zone.

 

Kulanka oo ahaa kulanki afaraad ee tartanka ayay labada koox garoonka soo galeen iyadoo koox waliba 3 dhibcood wadata kadib markii ay guulo kasoo kale heleen, Alhuda iyo Muqdisho Cable.


Xiddigaha Banadir Zone ayaa dardar xooggan lasoo galay garoonka waxaana u suurto gashay in qabytahore lagu kala nasto 10-6 ooay hogaanka ku hayaan xiddigaha Banadir Zone .


Marki laysku soo laabtay Astaan ayaa samaysay soo kabasho wanaagsan iyadoo hal dhibic usoo jirsatay hogaanka isla markana qalqal xooggan gelisay xiddigaha Banadir Zone oo hogaanka dheer ku naaloonayay, basle weeraro gaadmo u badna oo ay horkacayeen Cali Baraawiini iyo Isaaq ayaa sababay in ay iska cabin waaayaan daafaca istaan sidaana ay Banaadir Zone hogaankeedi ku xafidatay.



Kulanka ayaa ugu dambayn kusoo idlaaday 19-16 oo ay guusha ku raacday Xiddigaha matalayay Dugsiga Banadir Zone.


Banadir Zone ayaa sidaasku gaartay guusheedi labaad kulankeedi labaad ee tartanka waxyana ku hogaaminaysaa 6 dhibcood.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip