Muqdiso Cable oo guusheedi koowad ka heshay tartanka Xiddigaha kubadda Gacanta+Sawirro

0
Wednesday May 01, 2019 - 15:25:39 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdiso Cable oo guusheedi koowad ka heshay tartanka Xiddigaha kubadda Gacanta+Sawirro

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho


Xiddigaha Muqdisho Cable ayaa guul k garay dhigooda Al Huda kadib markii ay shalay galab foodda iskud areen garoonka Xarunta degmada Cabdicasiis.


Kulankan oo aha kulanki shanaad ee tartanka ayaa labada koox dhnakooda u ahaa kulankilabaad waxayna kulamadoodi hore guuldarro kasoo gaartay Astaan Sports iyo Banadir Zone.


Muqdisho Cable ayaagacan sare ku lahayd qaybta hore ee cayaarta waxaana lagu kala nastay 10-6 oo ay hogaanka ku hayaan marki laysku soo laabtay qaybta labad xiddigaha Alhuda oo dhibaato ay ka haysatay dhanka goolhayayaasha oo ay marba goolhaye soo galiyeen qaybta hore ayaa sameeyay go’aan hal goolhayeku cayarsiinayaan waxayna ka cawisay in ay awoodala qayb sadaan dhiggooda muqdisho Cable.



Ciyaarta oo noqotay shaqabaada iga ilaasho isla markaanagoolal degdeg laisu jawaabayaya ayay xiddigaha Al Huda Schoolsoo barbareeyeen daqiiqadi dhamaadka cayaarta kana dhigeen 21-21, basle waxay ugu dambayn ciyaarta kusoo idlaatay 24-23 oo ay guusha ku raacday Muqdisho Cable.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip