Astaan Sports oo gaartay guusheedi labaad ee tartanka Xiddigaha kubadda Gacanta+Sawirro

0
Thursday May 02, 2019 - 15:11:33 in Wararka by Hussein Hadafow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Astaan Sports oo gaartay guusheedi labaad ee tartanka Xiddigaha kubadda Gacanta+Sawirro

    Khamiis- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Muqdisho



Xiddigaha Astaan Sports ayaa guushii labaad ee ka gaaray tartannka xiddigaha kubadda Gacanta 2019 oo ay ku loolamayaan lix koox.


Astaan oo uu kulankan u ahaa kulanki saddexaad ayaa qaabishay xiddigaha Apoole11 oo kulankoodi labada ciyaarayay, waxaana kulankan uu ahaa mid bandhiga aad ay isugu dhawaayeen labada koox hogaanka cayaartana aysan kooxi ku nasan.


Ciyaarta ayaa ugu damabayn kusoo idlaatay 18-15 oo ay guusha ku raacday Xiddigaha Astaan.



Astaan Sports ayaa hogaanka tartanka mix dhibcood kula hogaaminaysa xiddigaha Banadir Zone iyo General Daud Gym wallow ay kulank dheertahay labadooduna ay maanta ballansan yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip