Man City oo Guuldaro Taariikhi ah dusha u saarisay kooxda Chelsea

0
Sunday August 16, 2015 - 23:58:32 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man City oo Guuldaro Taariikhi ah dusha u saarisay kooxda Chelsea

    Manchester City ayaa 3-0 kaga dkaatay kooxda Chesea ciyaar ka dhacday garoonka Etihad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester City ayaa 3-0 kaga dkaatay kooxda Chesea ciyaar ka dhacday garoonka Etihad



City ayaa oo aad uag gacan sareysay kooxda Chelsea ayaa goolasha ka heshay Sergio Aguero oo golak kowaad dhaliyay daqiiqadi 31-ad


Bilowga qaybta labad ayay kooxda Chelsea Madaxa sare usoo qaaday waxayan ku hungoobeen in ay soo barbareeyaan waxaana goolka labad ugu shubay Cincet Campany kabtanka City oo kulankii labad oo xirir ah gool dhalinaya.



Badhiga Goolasha waxaa so qatimay fernadiho kadib qalad ay galeen daafaca Chelsea.

waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 3-0 .

Faah faahinta Ciyaarta.

 



Faah faahinta Ciyaarta.

 

MANCHESTER CITY: Manchester City: Hart, Sagna, Mangala, Kompany, Kolarov, Toure, Fernandinho, Navas (Nasri 65mins), Silva, Sterling (Demichelis 79), Aguero (Bony 83)

Badalaan la isticmaalin : Caballero, Zabaleta, Clichy, Iheanacho

Jaalle : Kompany, Fernandinho, Mangala, Toure

Goolasha City : Aguero 34, Kompany 79, Fernandinho 85

CHELSEA(4-2-3-1): Begovic, Ivanovic, Cahill, Terry (Zouma 45), Azpilicueta, Ramires (Cuadrado 64), Matic, Willian (Falcao 79), Fabregas, Hazard, Diego Costa

Jaalle: Ivanovic, Hazard

Garsooraha Ciyaarta Martin Atkinson

Kadib guushan manchester City ayaa hogaanka horyaalka di ula wareegtay waxayna 6 dhibic la wadaagaysaa kooxaha Manchester United iyo Leicester City oo min 6 dhibic basle faraqa goolsha ayay kaga sareysaa


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip