Ronaldo oo 9-ka Bil ee soo socota 9 caqabadood ay hortaalo

0
Sunday August 23, 2015 - 16:44:13 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo 9-ka Bil ee soo socota 9 caqabadood ay hortaalo

    (Kubadbile) Ronaldo oo uu caawa u bilaabanayo horyaalkiisi 7-aad aee kooxda Real Madrid yaa rajeynayo in uu rikoordho badan u dhigo kooxd Real Madrid .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbile) Ronaldo oo uu caawa u bilaabanayo horyaalkiisi 7-aad aee kooxda Real Madrid yaa rajeynayo in uu rikoordho badan u dhigo kooxd Real Madrid .



,Wiilka Reer Portugal ayaa waxaa sanadkan horyaala loolano adag si uu sare ugu qaado halyeeynimadiisa ciyaareed


9 gool oo qura ayaa ka xigta in uu noqdo laacibbka ugu goolasha kooxda Real waxaana lagu qiimeeyay inuu ku jabin karo ilaa shan ciyaar.

Ronaldo ayaa tan marki uunkusoo biraay Real noqday ciyaaryahanka ugu samaayanta balaaran Real 113 sano oo kooxda jirtay



CR7 ayaa dhaliyay 314 gool 300 kulan oo kooxda u ciyaaray dhamaan tartamada, waxuuna ceyrsanayaa  Raul oo adhaliyay 323 gool 741 kulan

Laacibka ayaa magaalada Gijon ka bilaabaya safarkiisa culus, haddii uu caawa laba gool dhaliyo waxuu la ekaanayaa Raul dhanka goolasha horyaalka haddii uu sedexleey dhaliyana rikoordh cusub, ayuu dhigayaa  waxuu kaloo eeganayaa Telmo Zarra oo 251 gool ka dhaliyay horyaalka si uu kaalinta labaad ugala baxo.

Haddaba halkan ka aqrsi sagaalka dhacdo ee sagaalka bil ee soo socta uu eeganayo Ronaldo.

1) in uu noqdo gooldhaliyaha ugu badan taariikhda kooxda Real Madrid ee horyaalka Spain

2) gool dhaliyaha goolasha ugu badan u dhaliyay dhamaan tartamada

3) in uu telmo Zarra kala baxo kaalinta labaad goo dhalinta horyaalla Spain

4) in uu marki seddexaad oo xiriir ah ku guulaysto gool dhalinta La laiga ( ‘Pichichi’ title.)

5) in uu ku guulayso kabaha dahabka qaaradda yurub

6) in uu dhaliyo goolasha seddexleyda afar kulan oo xiriir ah (La Liga)

7) in uu Messi kaga guulaysto gool dhalinta Champions League

8) inuu sanmeeyo bandhighigii wanaagsanaa ee sanadki hore uu ku dhaliyay 61 gool

9)in uu marki ugu horeysay Real u dhaliyayo goolahsa loo yaqaan laba lugootiska..

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip