Shaxda 11 cayaaryahan oo dunida ugu wanaagsan oo lasoo saaray

0
Monday January 11, 2016 - 21:19:29 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaxda 11 cayaaryahan oo dunida ugu wanaagsan oo lasoo saaray

    (Kubadbiule)- Fifa ayaa soo saartay 11 cayaaryahan oo ugu wanaagsan sandkan 2015.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbiule)- Fifa ayaa soo saartay 11 cayaaryahan oo ugu wanaagsan sandkan 2015.


Waxaa liiskan ku jirin cayaaryahan ka socda horyaalka Ingiriiska iyadoo 9 ka mid ah laga soo xulay kooxaha dalka Spain gaar ahaan Real Madrid iyo Barcelona waxaana Wehliya Poul Bogba oo talyaaniga laga soo xulay iyo Manuel Nuer oo dalka Jarmalka ka socda.


Haddaba halkan ka aqriso liiska 11 Xiddig ee Caalamka ugu wanagsan sandkan 2015.


FIFPro World XI 2015: Neuer; Marcelo, Silva, Ramos, Alves; Iniesta, Modric, Pogba; Neymar, Messi Ronaldo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip