DEG DEG: Mario Gomes oo Ku biiray Beshiktas

0
Thursday July 30, 2015 - 08:54:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Mario Gomes oo Ku biiray Beshiktas

    Kooxda kubada cagta Beshiktas ee dalka turkiga ayaa xaqiijisay in ay la waregtay wraryahankan kooxda Fiorantina Mario Gomes.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada cagta Beshiktas ee dalka turkiga ayaa xaqiijisay in ay la waregtay wraryahankan kooxda Fiorantina Mario Gomes.

kooxda Reer Turki Beshiktas ayaa shaacisay in kooxa dFiorantina ay aqbashay dalabki ay xiddigan ku doonaysay.

Mario Gomes ayaa ku soo biiray kooxa Fiorantina 2013 waxuuna kooxdiisa u saftay 47 kulan isagoo dhaliyay 14 gool.

Beshiktas ayaa horey ula wareegay Nani iyo Robin Van Persie kuwaa oo ay kal soo wareegtay Manhester United , waxuuuna noqonayaa weeraryahanka reer Jarmal xiidgaha ay ku duulan tagayso kooxda dib u dhismka balaaran isku sameynaysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip