Ma ogtahay in Jackson Martinez uu ku biiray Horyaalka Shiinaha?

0
Wednesday February 03, 2016 - 11:25:43 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma ogtahay in Jackson Martinez uu ku biiray Horyaalka Shiinaha?

    Kooxda Horyaalka Shiinaha ee Guangzhou Evergrande ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay la saxiixatay laacibka Jackson Martinez oo ka tegayna Atletico Madrid wuxuuna noqonayaa ninkii ugu qaalisanaa ee Abid loo iibsado horyaalka China isagoo qiimihiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Horyaalka Shiinaha ee Guangzhou Evergrande ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay la saxiixatay laacibka Jackson Martinez oo ka tegayna Atletico Madrid wuxuuna noqonayaa ninkii ugu qaalisanaa ee Abid loo iibsado horyaalka China isagoo qiimihiisa lagu sheegay €42 million una dhiganta (£31.8m).

Heshiiskaas ayaa waxaa uu jebinayaa lacagtii £21m aheyd oo aheyd tii ugu badneyd taasoo ay kooxda Jiangsu Suning kala soo baxday Chelsea booskeeda dhexe Ramires, waxaana muuqanaya in horyaalka Chinese Super League uu aad u shidmayo.


Kooxahaas jooga horyaalka China ee Kubbadda Cagta ayaa diyaariyey qiime dhan €200m si ay bisha January, u qaataan Martinez iyo Ramires sidoo kale Gervinho iyo Fredy Guarin oo dhammaantood aaday horyaalka Shiinaha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip