VIDEO: Dibi Careysan oo Joojiyay Ciyaar Kubbadda Cagta ah, kala eryayna Ciyaartoydii iyo Garsoorkii!!!

0
Monday March 14, 2016 - 08:28:46 in Wararka by
  • Visits: 1737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO: Dibi Careysan oo Joojiyay Ciyaar Kubbadda Cagta ah, kala eryayna Ciyaartoydii iyo Garsoorkii!!!

    Ciyaartoy Kubbadda Cagta ah Gudaha Dalka Australia ayaa amakaagay markii uu weerar kusoo qaaday Sac Careysani Garoonkii ay ku ciyaarayeen kaasoo kala eryay xiddigihii Kulanka ka qeyb qaadanayay iyo Garsoorkii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartoy Kubbadda Cagta ah Gudaha Dalka Australia ayaa amakaagay markii uu weerar kusoo qaaday Sac Careysani Garoonkii ay ku ciyaarayeen kaasoo kala eryay xiddigihii Kulanka ka qeyb qaadanayay iyo Garsoorkii.

Dibiga ayaa u muuqday mid aan dhib wedin markii hore ee uu Garoonka Soo gelayay, wuxuuna Xirnaa Lambarka 2-aad, waxaa loo maleynayay in uu si deggan usoo geli doono una bixi doono, ka hor intii uusan Afar qaadleyn oo uusan ku durdurin cid kasta oo uu soo gaaro oo garoonka ku jirtay.


Ryan Devenish, oo Muuqaalkan kasoo duubay Saca ayaa yiri: ‘Waxaan la joogay Qoyskeyga waxaan daawanayay ina Adeerkey oo ciyaaraya aad ayaan u faraxsaneyn intaan joognay Federation Park oo ku taalla Maryborough, Queensland Australia.



‘Waxaan mar qura ku Baraarugay Dibi yar oo ii jira 15 Calaacaloood wax aan ku qiyaasay. Mar labaad ayaan fiiriyay wuxuuba iisoo jiraa 5 Sacab Fidis ka hor intii uusan inta istaago Orod u beddelin Socodkiisii, wuxuuna durba billaabay in uu dhinicii dad joogaba u ordo oo dadka Eryado, dib ayuu iigu soo orday anna waan ka cararay.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip