Guardiola iyo De Jong oo kudagalaamay garoonka Alieza

0
Wednesday August 05, 2015 - 02:03:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guardiola iyo De Jong oo kudagalaamay garoonka Alieza

    Tababaraha kooxda bayren Munic h Pep Guardiola iyo Laacibka qadka dhex Milan Nigel Di jong ayaa gaan ka hal uu ku dhex maray garoonka Alienza Arena.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda bayren Munic h Pep Guardiola iyo Laacibka qadka dhex Milan Nigel Di jong ayaa gaan ka hal uu ku dhex maray garoonka Alienza Arena.



44 jirka reer Spain ayaa ka carooday markii uu Dejong Dhaawac u geystay da'yarka xulka Jarmalka ace Joshua Kimmich kaasoo dhaawac uga baxay kulankan kooxaha Acmilan iyo Bayer ay ku loolamayeen koobka Aui Cup 2015.

Marki ay ciyaarta soo ilaatay ayay shaashadaha qabteen labada shaqsi oo isku haysta luuqa yar ee ay ciyaartoyda ka baxaan, ciyartoyda ayaa kala badbaadiyeen.



Di Jong ayaa lagu xasuusto falkii u gaystay Xabi Alonsi koobkoauunka 2010 fiinalkiisii,


kooxa Bayer munich ayaa kulanka ku adkaatay 3-0 waxayna fiinaalkala ciyaari doontaa kooxda Real Madrid oo 2-0 ku garaacday Tottenh

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip