Roma Oo Dalab Rasmi Ah U Dirsatay Mid Ka Mid Ah Laacibiinta Real Madrid

0
Wednesday August 05, 2015 - 10:51:13 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roma Oo Dalab Rasmi Ah U Dirsatay Mid Ka Mid Ah Laacibiinta Real Madrid

    Kooxda Roma ayaa waxa ay si rasmi ah kaga dalbatay kooxda Real Madrid in qaab amaah ah lagu siiyo ciyaaryahan u dhashay dalka Portuguese ee dhanka bidix ee daafaca ka ciyaara Fabio Coentrao.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Roma ayaa waxa ay si rasmi ah kaga dalbatay kooxda Real Madrid in qaab amaah ah lagu siiyo ciyaaryahan u dhashay dalka Portuguese ee dhanka bidix ee daafaca ka ciyaara Fabio Coentrao.

Kooxda lagu naaneeso Giallorossi ayaa waxa ay hadda heshiis rasmi ah ku soo qaadatay kooxda Manchester City weeraryahankeeda Edin Dzeko ,waxaana laga sugayaa in si rasmi ah ay ugu dhawaaqdo heshiiska.

Agaasimaha dhanka ciyaaraha kooxda Roma Walter Sabatini ayaa howshiisa keensya ciyaaryahanada wada wali,waxa ayna Sky Sport Italia qortay in uu hadda bartilmaameedsanayo Coentrao.

Roma ayaa ka codsatay Real Madrid in ciyaaryahankan 27-sano jirka ah qaab ahaam ah lagu siiyo hal sano ka dibna ay si toos ah u iibsato,balse kooxda Merengues ayaa rabta in daafacaan ay garoonkeeda ku sii heyso illaa laga gaarayo 2016.

Fabio Coentrao ayaa heshiiska uu la leeyahay kooxda Real Madrid waxa uu dhacayaa marka la gaaro sanadka 2019.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip