Ogow: Zidane maahane 20-ka Tababare ee iyagoo dheelaya Hantay Ballon d'Or

0
Friday April 01, 2016 - 14:54:34 in Wararka by
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogow: Zidane maahane 20-ka Tababare ee iyagoo dheelaya Hantay Ballon d'Or

    Waxaan Maanta idiin soo gudbineynaa 20-ka Tababare ee ayagoo ciyaartoy ah ku guuleystay Abaal marinta Laacibka Adduunka ugu Wanaagsan ee Ballon d'Or.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Maanta idiin soo gudbineynaa 20-ka Tababare ee ayagoo ciyaartoy ah ku guuleystay Abaal marinta Laacibka Adduunka ugu Wanaagsan ee Ballon d'Or.

1.STANLEY MATTHEWS (1956) wuxuu fariistay isagoo 33-jir ah 1967-dii wuxuu noqday macalin


2.ALFREDO DI STEFANO (1957, 1959) | 2mar ayuu qaaday Ballon d'Or, 1969 macallin ayuu ahaa



3.LUIS SUAREZ (1960) ayuu qaaday wuxuuna macalin noqday 1974


4.OMAR SIVORI (1961) ayuu qaaday 1974 ayuuna macallin noqday


5.JOSEF MASOPUST (1962) ayuu noqday laacibka aduunka, macallina 1970


6.BOBBY CHARLTON (1966) ayuu niqday laacibka dunida, tababarena 1973


7.FLORIAN ALBERT (1967) ayuu qaaday Ballon d'Or, macalin noqday 1978 iyo 1982


8.JOHAN CRUYFF (1971, 1973, 1974) 3-mar ayuu qaaday 1987-diina Macallin


9.FRANZ BECKENBAUER (1972, 1976) 2-mar ayuu qaaday 1974 keddibna macalin loo aqoonsaday


10.OLEG BLOKHIN (1975) ayuu noqday Laaicbka Adduunka, macallina wuxuu ahaa tan iyo 2006


11.ALLAN SIMONSEN (1977) ayuu hantay Ballon d’Or, 2013 ayuuna macalinnimo kusoo gaaray


12.KEVIN KEEGAN (1978, 1979) ayuu noqday Laacibka Adduunka, macalina 2008 ayuu ahaaba


13.MICHEL PLATINI (1983, 1984, 1985) 3-mar ayuu qaaday 1988 ayuuna macalin ahaa


14.RUUD GULLIT (1987) ayuu hantay 1996-diina macalin ayuu noqday


15.MARCO VAN BASTEN (1988, 1989, 1992) 3-mar ayuu qaaday, macalina ahaa 2006


16.JEAN-PIERRE PAPIN (199o) ayuu noqday Laacibka Dunida, Macalina 2009 ayuu ahaa

117 LOTHAR MATTHAUS (1990) mar ayuu hantay, ilaa hadda waa Macallin


18.HRISTO STOICHKOV (1994) ayuu laacibka dunida noqday 2004 ayuna watay Bulgaria


19.MATTHIAS SAMMER (1996) ayuu noqday laacibka dunida, macalina ilaa hadda ayuu yahay


20.ZINEDINE ZIDANE (1998) ayuu noqday laacibka Adduunka, Tababarena ilaa hadda ayuu yahay


21.FABIO CANNAVARO (2006) ayuu noqday laacibka dunida, macallina ilaa haddda ayuu yahay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip