Xilliga la ciyaarayo Koobka kooxaha Aduunka oo la shaaciyay

0
Friday June 10, 2016 - 17:01:18 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilliga la ciyaarayo Koobka kooxaha Aduunka oo la shaaciyay

    (Kubadbile)-Ream Madrid ayaa bisha December u safri doonta dalka Japan si ay uga qeyb gasho koobka kooxaha Aduunka ( Fifa Club World Cup) kaasoo la ciyaari doono inta u dhaxeysa 8-da iyo 18-ka December.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbile)-Ream Madrid ayaa bisha December u safri doonta dalka Japan si ay uga qeyb gasho koobka kooxaha Aduunka ( Fifa Club World Cup) kaasoo la ciyaari doono inta u dhaxeysa 8-da iyo 18-ka December.



Los Blancos ayaa booskan xaqiijisay marki ay kama dambeysta Champions League kaga adkaatay kooxdaAthletico oo ay magaalo wadaag yihiin.

Waxay Japan kula loolami doontaa kooxaha kusoo guuleysta tartamda North iyo South America, Asia, Oceania iyo koox ka socota dalka Marti gelinaya


Sidoo kale kooxda Zidane waxay la ciyaari doonaan kooxda Seville kaaoso ka dhici doona dalak Norway afar bil ka hor tartanka kooxaha .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip