Garasho lagama Maarmo, Ronaldo oo Kabtii Qalinka ee EURO 2016 Guddoonsiiyay Saxiibkii Nani!

0
Tuesday July 12, 2016 - 09:56:54 in Wararka by
  • Visits: 1413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garasho lagama Maarmo, Ronaldo oo Kabtii Qalinka ee EURO 2016 Guddoonsiiyay Saxiibkii Nani!

    Maxaad u maleyneysaa Deeqsinimada Cristiano Ronaldo oo Kabtii Qalinka ee la siiyay "Silver Boot" guddoonsiiyay Nani ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaad u maleyneysaa Deeqsinimada Cristiano Ronaldo oo Kabtii Qalinka ee la siiyay "Silver Boot" guddoonsiiyay Nani ?

Laacibka kooxda Real Madrid ayaa ku dhammeystay booska labaad ee Gooldhalinta koobka Euro 2016, isagoo ku xigay Antoine Griezmann, wuxuuna Euro 2016 abaal marintii laga siiyay Ronaldo dib u siiyay Saaxiibkiisa Qaranka Nani.

Valencia Garabka laacibka uga dheela Nani ayaa mar qura qabsaday baraha Bulshada keddib Portugal oo 1-0 waqtiga dheeriga ah ku garaacday France ciyaartii final-ka, Ronaldo oo la dhacay Nani ayaana Kabta siiyay saaxiibkii.



Weli, Ronaldo ayaa u diyaarsan in uu koobab kale qaado, isagoo hadda ah 31-jir ay aad ugu dhowdahay hanashada abaal marinta 2016 Ballon d'Or.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip