Chelsea oo raadineysa Joao Mario

0
Tuesday July 12, 2016 - 09:56:48 in Wararka by
  • Visits: 475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea oo raadineysa Joao Mario

    Chelsea ayaa aad ugu raad joogta in ay soo qaadato Sporting boos dhexaadkeeda Joao Mario yabooh xooggan ayeyna u qorsheysay, sida uu ku warramayo Wargeyska Bortuqiiska ah ee O Jogo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa aad ugu raad joogta in ay soo qaadato Sporting boos dhexaadkeeda Joao Mario yabooh xooggan ayeyna u qorsheysay, sida uu ku warramayo Wargeyska Bortuqiiska ah ee O Jogo.

Laacibkan oo 23-jir ah ayaa ka mid ahaa Portugal xiddigihii u qaaday Euro 2016, tababaraha cusub ee Blues Antonio Conte ayaa bandhiggiisa aad ula dhacsan.

Kooxda Stamford Bridge waxay bixin doontaa €40 million si uu laacibku xagaaga dambe ugu ciyaaro.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip