Van Gaal oo qabanaya xulka Qaranka Belgium

0
Saturday July 16, 2016 - 09:58:47 in Wararka by
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Van Gaal oo qabanaya xulka Qaranka Belgium

    Louis van Gaal ayaa la arki doonaa isagoo hoggaan u ah xulka qaranka Belgium keddib Eryidda Marc Wilmots, sida lagu qoray The Sun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Louis van Gaal ayaa la arki doonaa isagoo hoggaan u ah xulka qaranka Belgium keddib Eryidda Marc Wilmots, sida lagu qoray The Sun.

Wilmots ayaa laga eryay shaqadii uu u hayay xulkaas markii 'Golden Generation' ama jiilka Dahabiga ah ay wax ka keeni waayeen Euro 2016, markaas oo ay jab kala kulmeen Wales kulamada quarter-final-ka.

Van Gaal, oo isaguna ka tegay shaqada Manchester United, ayaa beddeli doona Macallinkaas oo 47-jir ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip