Wayne Rooney oo soo dhoweeyay Macallinka Cusub ee England Sam Allardyce

0
Saturday July 23, 2016 - 09:31:48 in Wararka by
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wayne Rooney oo soo dhoweeyay Macallinka Cusub ee England Sam Allardyce

    England Kabtankeeda Wayne Rooney ayaa sheegay in Football Association ay sameeyeen "Ku dhawaaqid sare" iyagoo magacaabay Sam Allardyce oo macallinka qaranka noqon doona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

England Kabtankeeda Wayne Rooney ayaa sheegay in Football Association ay sameeyeen "Ku dhawaaqid sare" iyagoo magacaabay Sam Allardyce oo macallinka qaranka noqon doona.

Allardyce, Waa 61-jir, Wuxuu 2-sano oo qandaraas ah u saxiixay FA oo u sheegtay ka aag beddelashada Sunderland iyo ku biirista Xulka England.


Manchester United Gooldhaliyaheeda Rooney, ayaa ka mid ahaa Safkii Euro 2016 ee ay Raamsatay kooxda Iceland Bishii June.


"Wax wanaagsan ayey noo noqon doontaa in uu hoggaamiyo England," ayuu yiri.



"Rajadu waa ay soo hagaageysaa."


Laacibkan oo 30-jir ah ayaa yiri kusoo dhowow hoggaaminta heer qaran.


Rooney oo Qarankiisa u dhaliyay 53 gool 115 Kulan. "wuxuu na weydiin doonaa Arrimaha Euro, waana shaqadiisa."


Wiilkii hore ee kooxda Everton ayaa ka mid ah kooxda Man United ee fasaxa xagaaga ku qaadaneysa China, halkaas oo ay Khasaare 4-1 ugala kulmeen Borussia Dortmund.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip