Garoonka Diyaaradaha ee Cristiano Ronaldo Airport, Magac iyo Mansabba Abuuro sida Laacibkan!!!

0
Saturday July 23, 2016 - 14:43:19 in Wararka by
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka Diyaaradaha ee Cristiano Ronaldo Airport, Magac iyo Mansabba Abuuro sida Laacibkan!!!

    Keddib Hanashadiisii Euro 2016 iyo Champions League Tix gelin muhiim ah ayuu helay sanadkan, laacibka oo dhistay Hotel Nuuciisu yahay Five Star oo ku yaalla halka uu ku dhahay ee Madeira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keddib Hanashadiisii Euro 2016 iyo Champions League Tix gelin muhiim ah ayuu helay sanadkan, laacibka oo dhistay Hotel Nuuciisu yahay Five Star oo ku yaalla halka uu ku dhahay ee Madeira.

Cristiano Ronaldo ayaa loogu magac daray Garoonka Diyaaradaha ee deegaankiisa Jaziiradda ah ee Madeira keddib hoggaankii Portugal ee Euro 2016.

Laacibka Real Madrid ayaa horay loogu dhisay Tallo lagu xasuusan doono wax qabadkiisa oo halkaas ku taalla, Madxaf iyo meelo kale oo Hoteello ku magac ah ay ku yaallaan oo ka hir galay xaafadda Funchal, Waxaase sida ugu dhaqsaha badan aad u filataa Madeira Cristiano Ronaldo airport oo noqoneysa in Garoonkii diyaaradaha ee Magaaladiisa loogu magac darayo laacibkan.



Guddoomiyaha gobolkiisa Miguel Albuquerque ayaa go’aankaas xaqiijiyay, sida lagu qoray Mundo Deportivo, 31-jirkan hadda wuxuu fasax ku qaadanayaa Ibiza.

Cristiano Ronaldo lifts the Euro 2016 trophy

Ronaldo ayaa dhowaan la sheegay in uusan ciyaari Karin Super Cup oo kulan ahaan dhacaya August balse Madrid ilo ku sugan waxay ka naxsanyihiin in uusan lambarka 7 kasoo muuqan doonin kulanka.


Gooldhaliyahan ayaa ku hagay Portugal Euro 2016 weliba waxaa dhaawac looga saaray kulankii Final-ka ee France, balse hadda waa bad qab isu diyaarinaya Henri Delaunay oo mar dhowba dhacaya.

The swimming pool looking onto the hotel

The swimming pool outside the hotel

A corridor within the hotel with a Cristiano Ronaldo Portugal framed shirt, mirrored ceilings and a grass themed floor

A suite

A bedroom

Cristiano Ronaldo Hotel

Cristiano Ronaldo Hotel





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip