Real oo ku dhawaaqday 20 Ciyaaryahan ee Uefa Super Cup u dheelaya iyo xiddigo muhiim ah oo ka maqan liiska

0
Monday August 08, 2016 - 15:05:42 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real oo ku dhawaaqday 20 Ciyaaryahan ee Uefa Super Cup u dheelaya iyo xiddigo muhiim ah oo ka maqan liiska

    Madrid- Isniin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madrid- Isniin


Tababaraha Real Zinedine Zidane ayaa soo saaray liiska 20-kaciyaaryahan ee Real Matalaya kulanka Uefa Super Cup oo ay talaada Seville kula ciyaari doonaan dalka Norway, waxaana liiska ka maqan Toni Kroos iyo garethe Bale.


Si lamid ah Ronaldo ayaa kulanka ka maqnaan doona sababo la xiriira dhaawci soo gaaray Finaalki Euro 2016.


Karim Benzema ayaa nasiib u yeeshay inuu kujiro liiskanwaloow ay jiraan dhaawacyo uu kuseegaykulamadii saaxiibtinimo ee ay America ku dheeshay Real , basle Zidane aya rajo ka qaba inuu soo kabto.



Halkan ka aqrisokooxda uu soo magacaabay Zidane.

Goolhayyaasha : Casilla, Yanez and Luca.

 

Daafacyada : Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Danilo and Marcelo.

 

Booska dhexe : James, Casemiro, Kovacic, Modric, Isco, Asensio and M. Llorente.

 

Weerarka : Benzema, Lucas Vazquez, Morata and Mariano.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip