Griezmann ma u Qalmay Abaal marinta Laacibka Yurub?

0
Wednesday August 24, 2016 - 11:12:56 in Wararka by
  • Visits: 691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Griezmann ma u Qalmay Abaal marinta Laacibka Yurub?

    Atletico Madrid iyo France laacibkooda Antoine Griezmann ayaa aaminsan in hanashada Laacibka Qaaradda Yurub UEFA Best Player in Europe uu ka mudanyahay Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Atletico Madrid iyo France laacibkooda Antoine Griezmann ayaa aaminsan in hanashada Laacibka Qaaradda Yurub UEFA Best Player in Europe uu ka mudanyahay Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale.

Griezmann ayaa kusoo bandhigay ciyaar fiican 2015-16, 7 gool ayuu dhaliyay 13 kulan si uu uga caawiyo Atletico gaarista Champions League final.


Ninkan oo 25-jir weerarka ka ciyaara ah ayaa France kula guuleystay Billadda Qalinka ah, marka la fiiriyo Euro 2016 oo ay final-ka Gaareen in kastoo laga qaaday.


Griezmann ayaa aaminsan in uu yahay laacibka ugu wanaagsan ee Yurub.


"Waan ku faraxsanahay in aan soo gaaro kaalinta dambe, taas ayaa la macno ah in aan ku guuleysan karo Abaal marintan," Griezmann ayaa u sheegay 24sata.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip