Xiddigaha ugu Mushaaraadka Badan Premier League, Lacagta ay qaataan "Sawirro"

0
Thursday September 10, 2015 - 09:28:52 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiddigaha ugu Mushaaraadka Badan Premier League, Lacagta ay qaataan "Sawirro"

    Rooney Heshiiskiisa ah 5 sano iyo barka ayaa waxaa uu Toddobaadkiiba ku kacayaa £260,000 Todobaadkiiba, waana ninka ugu lacag qaadashada badan EPL.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rooney Heshiiskiisa ah 5 sano iyo barka ayaa waxaa uu Toddobaadkiiba ku kacayaa £260,000 Todobaadkiiba, waana ninka ugu lacag qaadashada badan EPL.


Ciyaartoyda waaweyn ee Premier League ciyaara ayaa waxaa uu kooda ugu lacaga yari qaataa £44,000 dodobaadkiiba.  qiimaha guud ayaa lagu qiyaasaa £2.29million Sanadkiiba lacagta Laacibiinta la siiyo ayaa intaas kasii badaneysa.



Nin kasta iyo Lacagta uu Qaato oo Sawirkiisa ku hoos qoran qeybta hoose ka eeg.

Manchester United's Wayne Rooney (left) has a five-and-a-half year deal worth an estimated £260,000-a-week
 
 


Manchester United Weeraryahankeeda Wayne Rooney ayaa ku jira heshiis 5 sano iyo bar ah oo uu Todobaadkiiba ku qaadanayo £260,000 kun oo gani.

Sergio Aguero earns around £240k a week, with some of his pay triggered by performances and results
 
 

Sergio Aguero ayaa Labaad ku jira xiddigaha ugu lacagta badan qaatana £240 kun oo Gini Todobaadkiiba.

Ivory Coast midfield player Yaya Toure (right) is paid the same as City team-mate and striker Aguero
 
 

Ivory Coast booskeeda dhexe Yaya Toure ayaa isaguna la siman Saaxiibkiis Aguero oo ay Man City wada joogaan wuxuuna qaataa, £240 kun oo Gini.

Chelsea and Belgium attacking midfielder Eden Hazard (left) earns an estimated £220k-a-week
 
 

Chelsea iyo Belgium xiddigooda booska dhexe ee weerarka Eden Hazard ayaa qaata £220 kun oo gini.

David Silva (left) is the third City player in the top five, earning an estimated £200k-a-week at the club
 
 

David Silva oo u ciyaara City waxaa uu ku jiraa 5-ta sare £200 kun ayuu ka qaataa Kooxdiisa.


PREMIER LEAGUE CIYAARTOYDA UGU MUSHAARKA BADAN.

1.Wayne Rooney (Man Utd) £260,000 todobaadkiiba

2.Sergio Aguero (Man City) £240,000 todobaadkiiba

Yaya Toure (Man City) £240,000 todobaadkiiba

4.Eden Hazard (Chelsea) £220,000 todobaadkiiba

5.David Silva (Man City) £200,000 todobaadkiiba

6.Mesut Ozil (Arsenal) £190,000 todobaadkiiba

7.Raheem Sterling (Man City) £180,000 todobaadkiiba

8.Cesc Fabregas (Chelsea) £170,000 todobaadkiiba

Kevin De Bruyne (Man City) £170, 000 todobaadkiiba

10.John Terry (Chelsea) £160,000 todobaadkiiba

Mesut Ozil earns around £190k a week at Arsenal and the Germany man is the club's best paid player

 
 

Mesut Ozil oo qaata £190 Kun Todobaadkiiba Arsenal ayuu u yahay ninka ugu Lacagta badan.

Raheem Sterling £180k-a-week at Manchester City following his big money move from Liverpool
 
 

Raheem Sterling £180 Kun oo uu ka qaato Manchester City keddib kasoo dhaqaaqiisii Liverpool.

Cesc Fabregas (left) is the second best-paid player at Chelsea on £170k across a five-year deal from 2014
 
 

Cesc Fabregas ayaa laacibka Labaad ee ugu Lacagta badan Chelsea wuxuuna qaataa £170 Kun Todobaadkiiba.


Kevin de Bruyne's switch to Manchester City will earn him around £170k a week, like Fabregas
 
 

Kevin de Bruyne  ayaa u dhaqaaqiisii Manchester City keddib qaadan doona £170 kun  wuxuuna ku mushaar yahay Fabregas.

John Terry, the Chelsea captain, earns around £160k-a-week on the one-year contract signed this year
 
 

John Terry, Kabtankeeda Chelsea, ayaa qaata £160 kun Todobaadkiiba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip