Warbixin Xiiso badan: Gerrard oo yiri Benitez waa Aabahey oo kale "Sawirro"

0
Sunday September 13, 2015 - 09:07:04 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin Xiiso badan: Gerrard oo yiri Benitez waa Aabahey oo kale "Sawirro"

    Waxaan waayay Tababare aan ku tilmaamo Rafa Benitez Gerrard ayaa yiri, wuxuu sheegay in Hooyadiis ay la kulantay 2004-tii, markaas waxaa uu weydiiyay Gerrard Lacagta ma jecelyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan waayay Tababare aan ku tilmaamo Rafa Benitez Gerrard ayaa yiri, wuxuu sheegay in Hooyadiis ay la kulantay 2004-tii, markaas waxaa uu weydiiyay Gerrard Lacagta ma jecelyahay.

Rafa ayaa loo magacaabay hoggaanka Tababarka kooxda Liverpool June 2004-tii waxaana uu xilligaas ka ciyaarayay Gerrard, xulkiisa oo ka qeyb gelayay Euro 2004, kaasoo ka dhacayay Portugal xagaagaas.


Xataa intii uu Rafa, beddelayay Gerard Houllier kaasoo weli jeclaa Liverpool kaasoo ahaa mid aad iigu dhowaa aniga magac iyo Saaxiibnimaba. isaga iyo Hooyadey waxaa ay usoo duuleen Portugal si ay u daawadaan anigoo xulkeyga u ciyaaraya kulankii aan ka hor jeednay Croatia wuxuuna jecleystay ciyaartii aan soo bandhigayey.



Qoraalku waa uu sii Socdaa ee Hoos kasii Aqri Taariikhda kala Raacday Rafael Benitez iyo Steven Gerrard.

Steven Gerrard talks with Rafa Benitez (left) during the unforgettable 2005 Champions League final in Istanbul

Gerrard launched a second-half comeback against AC Milan to help Liverpool win their fifth European Cup

Magaca Hoos ku qoran waa Magaca Buugga uu ku qoray Xasuustiisa Gerrard, waxaana uu u bixiyey, Steven Gerrard My Story, wuxuu dhammaan taleefanada ka wacay macallimiintii uu lasoo shaqeeyay marka laga reebo Rafa, kaasoo uu sheegay in uu isaga ka tegay, dhammaan xiddigihii kale ee kooxdana uu ula Baxay Naaneyso uu Jecelyahay.


STEVEN GERRARD - TAARIIKHDEYDA


Gerard waxaa soo saaray Rafa sidaas waxaa i tiri hooyadey. Rafa waa uu salaamay, wuxuu ku yiri waan ku salaamay, waxaana uu weydiiyay su'aal in laga Jawaabo dhib badantahay oo aheyd: 'Steven ma jecelyahay Lacagta?'


Waxaa taasi ay aheyd qaar ka mid ah Ereyadii uu yiri hooyadey keddib 'Hello... good to meet you' "Waan ku Salaamay, waan ku Faraxsanahay in aan kula kulmo" Horu dhac ahaan, , kuwaas ayaa ahaa wixii ugu horreeyay ee uu Rafa yiri hooyadey. Waa Fekeray: 'Su'aashaas nuucee tahay?'


Taleefanka sare uma qaadi karin, mana aanan hadli karin, waxaanse wacay dhammaan Tababareyaasheydii kooxda Liverpool. marka laga reebo Rafa.


Aad waxaan u ceebsanayaa in aan sidaas Sameeyo maxaa yeelay Maalmihii iigu Taariikhda weynaa waxaan la qaatay isaga, sida 2005 Champions League guushii aan ku gaarnay Istanbul, welina ma jiro Tababare aan sidaas wada Sameynay.


Waxaan isku deyay in aan la hadlo anigoo adeegsanaya Af-hayeeno Spanish ah. waxaa uu si gaar ah taageere ugu ahaa ciyaartoyda South American, kuwaa ooo ay ka mid yihiin Xiddigo Wanaagsan, mana jirin Xumaan gaar ah oo isaga igala dhexeysay.


Shirarka Jaraa'id Xiddigaha kale waxaa uu ugu yeeri jiray magacyadooda hore balse aniga waxaa uu i dhihi jiray 'Gerrard' waana magaca Aabbahey. sidoo kale halka lagu lebisto marka la ciyaarayo sidaas ayuu i dhihi jiray, waxaa jiray Naaneyso uu Ciyaartoyda la jeclaa balse aniga waligey ima uusan dhihin magac aan aheyn Gerrard. qof iyo Naaneys ayey xiddiguhu u ahaayeen aniguna 'Gerrard'.


Waxaan Jeclaa Hoggaamintiisa Waana Aabahey oo kale, marka aan ka tago isu Carood yar oo dhowr mar na Dhex maray!. hadalka Gerrard oo Booggiisa soo Bandhigay ayey ugu Dambeysay.

Liverpool legend Gerrard thinks his former manager Benitez did not like him as a person but is not sure why

Benitez was appointed as manager in June 2004 and asked Gerrard's mum: 'Does Steven like money?

Gerrard embraces Benitez after their unforgettable victory against the Italian giants in Istanbul

The cover of Gerrard's explosive book, My Story

Gerrard talks to Benitez during training and says he was embarrassed for his manager in January 2009

Gerrard feels Benitez's infamous 'fact' rant about Sir Alex Ferguson 'broke the focus of the team'

Benitez is pictured as he substituted Gerrard in October 2007 during the Merseyside derby

Benitez gave other players nicknames but only ever called the Liverpool captain 'Gerrard'

Gerrard says he prefers a likeable manager but that Benitez was emotionless and distant as a boss

Benitez pictured during his infamous 'facts' rant towards Manchester United manager Ferguson

Benitez looks on as Gerrard leaves the pitch during a Champions League tie in November 2009




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip